ereyga

cilmiga muuqaalka dhulka

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

cilmiga muuqaalka dhulka

DHAN

m.l (jooloji) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiyooloojiyeed ee ka hooseeya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

cilmiga muuqaalka dhulka

DHAN

m.l (jool.) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiyooloojiyeed ee ka hooseeya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cilmiga muuqaalada dhulka

DHAFAN

Geomorphology

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Barasho muqaalada dhulka

DHAFANDHAAF

Physiography

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

cilmiga cudurrada indhaha

DHAFANDHAAF

n. phr. opthalmology

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

cilmiga cudurrada carruurta

DHAFANDHAAF

n. phr. pediatrics

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Gilgilka qolofka dhulka

DHAFANDHAAF

Diastrophism

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

cilmiga cudurrada haragga

DHAFANDHAAF

n. phr. dermatology

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

cilmiga cudurrada addimmada

DHAFANDHAAF

n. phr. orthopedics

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

cilmiga_cudurrada_carruurta

DHAFANDHAAF
1

de: pediatrics

2

lx: cilmiga cudurrada carruurta

3

ps: np

4

key: cilmiga_cudurrada_carruurta

waa la naqliyay ✓